Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Aziz Yildirim (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay shirkada GULHAN LTD. DEARSAN.Co, oo laga leeyahay dalka Turkiga oo uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkadaasi Mr. Aziz Yildirim oo maanta safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland. Masuuliyiinta Shirkadan Turkiga ah ee madaxweynuhu kulanka la qaatay ayaa ujeedada ay u yimaadeen Somaliland ay … Continue reading Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Aziz Yildirim (Daawo Sawirro)